Cumar Filish oo ka quustay furitaanka jidadka xiran (Intii la dhamaan lahaa hala dhibtoodo)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Max’uud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyey balan-qaadkiisii ahaa inuu furayo jidadka xiran ee magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in uusan rabin in hal maalin waddooyinka ay sii xirnaadaan, balse uusan geligiis laheyn go’aanka lagu furayo. “Dhibaato amni oo jirta ayey waddooyinka u xiran … Continue reading Cumar Filish oo ka quustay furitaanka jidadka xiran (Intii la dhamaan lahaa hala dhibtoodo)